HomeWARARKA MAANTACiidamada Dowlada Oo Howlgal Ka Sameeyay Shabelaha Hoose

Ciidamada Dowlada Oo Howlgal Ka Sameeyay Shabelaha Hoose

Date:

Related stories

Madaxweyne Xasan oo Saxiixay heshiiska Difaaca iyo Dhaqaalaha ee gaareen Soomaaliya iyo Turkiga.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta saxiixay heshiiska...

Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Sodma Jowahar Soo gaaray

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Maanta gaaray Kismaayo

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JFS Baashe Yuusuf Axmed iyo wefdi...

Duqeyn lala beegsaday Saldhig AS ku lahaayeen Galhareeri

Duqeyn diyaaradeed ayaa lagu soo warramayaa inay saqdii dhexe...

Macalinkii lagu dilay Muqdisho oo maanta la aasay

Waxaa maanta qabuuro kuyaalla magaalada Muqdisho lagu aasay macalin...
spot_imgspot_img

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgalo amaanka lagu xaqiijinayo ka sameeyay deegaano ka tirsan gobalka shabeelaha Hoose.

Ururka 143Aad Guutada 14 October ee Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgalo Bulshada looga wacyigelinayo ficilada guracan ee khawaarijta ka sameeyay deegaanka Sabiid&Canoole iyo Tuulooyinka Hoostaga, si looga hortago dhagarta cadowga.


Taliyaha Ururka 143Aad Guutada 14 October ee Ciidanka xoogga dalka Gaashaanle Axmed Xasan Siyaad oo Goob Fakaare ah kula hadlay Boqolaal Shacab ayaa uga digay in aysan la shaqeyn khawaarijta ,oo ay Ciidanka usoo gudbiyaan xogta Nabadiidka si looga hortago dhagarta ay maleegayaan.


Gaashaanle Axmed Xasan Siyaad ayaa sidoo kale sheegay in Ciidanka Xoogga dalka ay habeen iyo maalin ay diyaar u yihiin badbaadinta Nafta iyo hantida shacabka Soomaaliyeed.


Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Fariisimaha ku leh Degaanka Sabiid&Canoole ayaa lagu Amaanay Kaalinta wanaagsan ay kaga Qeyb qaateen Badbaadinta Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Gobolka Shabellaha Hoose

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here