HomeWARARKA MAANTARa’iisal wasaare Xamse oo gaaray dalka Jabuti

Ra’iisal wasaare Xamse oo gaaray dalka Jabuti

Date:

Related stories

Madaxweyne Xasan oo Saxiixay heshiiska Difaaca iyo Dhaqaalaha ee gaareen Soomaaliya iyo Turkiga.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta saxiixay heshiiska...

Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Sodma Jowahar Soo gaaray

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Maanta gaaray Kismaayo

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JFS Baashe Yuusuf Axmed iyo wefdi...

Duqeyn lala beegsaday Saldhig AS ku lahaayeen Galhareeri

Duqeyn diyaaradeed ayaa lagu soo warramayaa inay saqdii dhexe...

Macalinkii lagu dilay Muqdisho oo maanta la aasay

Waxaa maanta qabuuro kuyaalla magaalada Muqdisho lagu aasay macalin...
spot_imgspot_img

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Jabuuti, oo uu kaga qayb galayo shirka sanadlaha ah ee Machadka Heritage.

Madasha ayaa sanadkan diiradda lagu saarayaa kobcinta dhaqanka nabadda geeska, taas oo saamayn ku leh guud ahaan bulshooyinka gobolka, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed.

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Jabuuti ayaa soo dhaweeyey wafdiga Ra’iisal wasaaraha oo ay qayb ka yihiin xubno ka tirsan xukuumadda, waxaana sidoo kale uu kulamo la qaadan doonaa madaxda dalka Jabuuti.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here