HomeBARNAAMIJYADAWasiirkii Arrimaha Dibbada Soomaaliya oo is casilay

Wasiirkii Arrimaha Dibbada Soomaaliya oo is casilay

Date:

Related stories

Madaxweyne Xasan oo Saxiixay heshiiska Difaaca iyo Dhaqaalaha ee gaareen Soomaaliya iyo Turkiga.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta saxiixay heshiiska...

Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Sodma Jowahar Soo gaaray

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Maanta gaaray Kismaayo

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JFS Baashe Yuusuf Axmed iyo wefdi...

Duqeyn lala beegsaday Saldhig AS ku lahaayeen Galhareeri

Duqeyn diyaaradeed ayaa lagu soo warramayaa inay saqdii dhexe...

Macalinkii lagu dilay Muqdisho oo maanta la aasay

Waxaa maanta qabuuro kuyaalla magaalada Muqdisho lagu aasay macalin...
spot_imgspot_img

Wasiirkii Arrimaha dibada ee Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse ayaa goordhow iska casilay xilkii uu ka hayay xukuumada Soomaaliya.

Sida wararku tilmaanayaan, warqada Iscasilaadiisa wuxuu u gudbiyey Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre.

Huruuse ayaa maanta u socdaalaya Puntland, isagoo qeyb ka ah musharaxiinta Foolaadka u ah loolankana ugu jira qabashada xilka Madaxweyne-nimada ee Puntland, halkaas oo ay soo dhaweyntiisa ka socoto.

Mr. Haruuse oo ah nin ganacsade ah ayaa kamid ah musharixiinta ay gadaal ka riixeyso dowladda Soomaaliya, si meesha looga saaro madaxweyne Siciid Deni.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here