HomeWARARKA MAANTATrump oo laga joojiyay Doorashada Madaxweynaha Mareykanka.

Trump oo laga joojiyay Doorashada Madaxweynaha Mareykanka.

Date:

Related stories

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 22 02 2024

Dhageeyso warka habeenimo ee Radiojowhar  warka waxaa aqrinaya wariye...

Madaxweyne Xasan oo Saxiixay heshiiska Difaaca iyo Dhaqaalaha ee gaareen Soomaaliya iyo Turkiga.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta saxiixay heshiiska...

Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Sodma Jowahar Soo gaaray

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Maanta gaaray Kismaayo

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JFS Baashe Yuusuf Axmed iyo wefdi...

Duqeyn lala beegsaday Saldhig AS ku lahaayeen Galhareeri

Duqeyn diyaaradeed ayaa lagu soo warramayaa inay saqdii dhexe...
spot_imgspot_img

Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Donlad Trump oo mar kale damac uga jiro in uu hoggaamiyo talada dalka Mareykanka ayaa wajahaya caqabado badan oo ku aadan sidii looga reebi lahaa tartanka doorashada madaxweynaha ee sannadkan dhacaya.

Maxkamadda Sare ee gobolka Colorado ee dalka Mareykanka ayaa xukuntay in Donald Trump uusan u tartami karin xilka madaxtinimada sannadka soo socda, waxa ayna maxkamadda ku heshay in uu jabiyay qodobo dastuuri ah.

Garsoorka maxkamadda ayaana sheegay in madaxweyne hore Donald Trump uusan u qalmin in uu u tartamo xilka madaxweynaha mar kale, waxa ayna maxkamadda xukuntay in tartanka doorashada gabi ahaan laga reebo.

Donald Trump ayaa fursad u heesta inuu racfaan  ka qaato go’aanka kasoo baxay maxkamadda sare ee gobolka Colorado, waxaana la sheegay in go’aankan maxkamadda kasoo baxay uusan quseyn gobolada kale ee dalka Mareykanka. Doorashada guud ee madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa la filayaa in ay dhacdo bisha November ee sannadka 2024, waxa uuna Donald Trump mar kale doonayaa in kursiga kala wareego ninkii horey xilka ugala wareegay ee Joe Biden.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here