HomeWARARKA MAANTACiidanka NISA oo qabtay Shabakad la sheegay in Al Shabaab ka tirsan...

Ciidanka NISA oo qabtay Shabakad la sheegay in Al Shabaab ka tirsan yihiin

Date:

Related stories

Madaxweyne Xasan oo Saxiixay heshiiska Difaaca iyo Dhaqaalaha ee gaareen Soomaaliya iyo Turkiga.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta saxiixay heshiiska...

Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Sodma Jowahar Soo gaaray

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Maanta gaaray Kismaayo

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JFS Baashe Yuusuf Axmed iyo wefdi...

Duqeyn lala beegsaday Saldhig AS ku lahaayeen Galhareeri

Duqeyn diyaaradeed ayaa lagu soo warramayaa inay saqdii dhexe...

Macalinkii lagu dilay Muqdisho oo maanta la aasay

Waxaa maanta qabuuro kuyaalla magaalada Muqdisho lagu aasay macalin...
spot_imgspot_img

Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, waxa ay ku qabteen xubno la tuhmayo in ay katirsan yihiin Al Shabaab.

Teleifshinka afka dowladda ku hadlaya ayaa baahiyay in ciidamada qabteen xubno Shabakad ah oo katirsan Al Shabaab , kuwaa oo kusii jeeday gobolka Galgaduud qeybo kamid ah oo ay ku xoogan yihiin kooxda Al Shabaab.

Raggan la xir xiray ayaa saraakiisha ciidanka Nabad Sugida Soomaaliya sheegeen in ay ku socdaan baaritaano dheeraad ah, waxa ayna xuseen ciddii ambi lagu helo in la horgeyn doono caddaaladda.

Ciidanka NISA ayaa marar badan qabtay dad la sheegay in ay kusii jeedeen deegaannada ay kataliyaan kooxda Al Shabaab iyo sidoo kale gaadiid agabyo kala duwan u waday deegaannada Al Shabaab wali maamulaan.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here