HomeWARARKA MAANTACali Guudlaawe oo xilkii ka qaaday Wasiirka Caafimaadka Hirshabelle Magacaabayna Wasiir Cusub

Cali Guudlaawe oo xilkii ka qaaday Wasiirka Caafimaadka Hirshabelle Magacaabayna Wasiir Cusub

Date:

Related stories

Madaxweyne Xasan oo Saxiixay heshiiska Difaaca iyo Dhaqaalaha ee gaareen Soomaaliya iyo Turkiga.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta saxiixay heshiiska...

Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Sodma Jowahar Soo gaaray

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Maanta gaaray Kismaayo

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JFS Baashe Yuusuf Axmed iyo wefdi...

Duqeyn lala beegsaday Saldhig AS ku lahaayeen Galhareeri

Duqeyn diyaaradeed ayaa lagu soo warramayaa inay saqdii dhexe...

Macalinkii lagu dilay Muqdisho oo maanta la aasay

Waxaa maanta qabuuro kuyaalla magaalada Muqdisho lagu aasay macalin...
spot_imgspot_img

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowadda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii loogaga qaaday Wasiirkii Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowladda Hirshabeelle Maxamed Cabdiraxmaan Khaliif.
Wareegtadan ayaa sidoo kale loogu magacaabay xilka Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada u Magacaabay Saadaq Maxamed Maxamuud.

Hase yeeshee wareegtada ayaan lagu sheegin sababta xilka loogaga qaaday Wasiirka Caafimaadk Hirshabelle,balse waxaa lagu cadeeyay in timid kadib markii Madaxweynaha uu arkay muhiimada shaqada Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada.

Halkan Hoose Ka Aqriso Wareegtada;

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here