HomeWARARKA MAANTADowladda Soomaaliya Oo Hawadeeda Ka Celisay Diyaarad Siday Wafdi Itoobiyaan Ah Oo...

Dowladda Soomaaliya Oo Hawadeeda Ka Celisay Diyaarad Siday Wafdi Itoobiyaan Ah Oo Hargeysa Ku Socday.

Date:

Related stories

Madaxweyne Xasan oo Saxiixay heshiiska Difaaca iyo Dhaqaalaha ee gaareen Soomaaliya iyo Turkiga.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta saxiixay heshiiska...

Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Sodma Jowahar Soo gaaray

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Maanta gaaray Kismaayo

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JFS Baashe Yuusuf Axmed iyo wefdi...

Duqeyn lala beegsaday Saldhig AS ku lahaayeen Galhareeri

Duqeyn diyaaradeed ayaa lagu soo warramayaa inay saqdii dhexe...

Macalinkii lagu dilay Muqdisho oo maanta la aasay

Waxaa maanta qabuuro kuyaalla magaalada Muqdisho lagu aasay macalin...
spot_imgspot_img

War goor-dhow soo baxay ayaa sheegaya in Diyaaradda Itoobian Air saakay laga celiyay Hawada Soomaaliya kaddib markii hay,adda duulistu Rayidka ay ku amartay in ay dib u laabato.

 

Diyaaraddaan oo tixraaceedu yahay 8372 islamarkaana ay sidday Saraakiil sar sare oo Itoobiyaan ah ayaa dib loogu celiyay Garoonka Diyaaradaha ee Addis-ababa oo ay marka hore kasoo kacday.

 

Wafdiga Itoobiyaanka ayaa la sheegay in ay shir Maamulka Soomaaliland kula geli lahaayeen Magaalada Hargaysa.

 

Sidoo kale warar ayaa sheegaya in Itoobiyaan Air laga mamnuucay guud ahaan Dalka xilli Itoobiya ay ku xad-gudubtay Madax-bannaanida iyo Midnimada Dhuleed ee Dalkeena.

Wixii ku soo kordha halkaan kala socda haddii Eebbe idmo.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here