HomeWARARKA MAANTAAqalka Sare oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Hawlgabka iyo Liiltirka Shaqaalaha

Aqalka Sare oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Hawlgabka iyo Liiltirka Shaqaalaha

Date:

Related stories

Madaxweyne Xasan oo Saxiixay heshiiska Difaaca iyo Dhaqaalaha ee gaareen Soomaaliya iyo Turkiga.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta saxiixay heshiiska...

Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Sodma Jowahar Soo gaaray

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Maanta gaaray Kismaayo

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JFS Baashe Yuusuf Axmed iyo wefdi...

Duqeyn lala beegsaday Saldhig AS ku lahaayeen Galhareeri

Duqeyn diyaaradeed ayaa lagu soo warramayaa inay saqdii dhexe...

Macalinkii lagu dilay Muqdisho oo maanta la aasay

Waxaa maanta qabuuro kuyaalla magaalada Muqdisho lagu aasay macalin...
spot_imgspot_img

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeesheen magaalada caasimadda ah ee Muqdisho,

Kulanka ayaa lagu ansixiyay Hindise Sharciyeedka Hawlgabka iyo Liiltirka Shaqaalaha Rayidka ee Dowalda, waxaana codka kalsoonida siiyay 27 Sanatar, waxaa diiday labao Sanatar wax ka aamusana ma jirin.

Kulanka maanta ee sharciga Hawlgabka iyo Liiltirka Shaqaalaha Rayidka ee Dowalda lagu ansixiyay waxaa shir guddoominayay Guddoomiye ku xigeenka labadaad ee Aqalka Sare Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here