HomeWARARKA MAANTASirdoonka Soomaaliya oo hawada ka saaray Websetyadii Al Shabaab wararka ku baahin...

Sirdoonka Soomaaliya oo hawada ka saaray Websetyadii Al Shabaab wararka ku baahin jireen.

Date:

Related stories

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 22 02 2024

Dhageeyso warka habeenimo ee Radiojowhar  warka waxaa aqrinaya wariye...

Madaxweyne Xasan oo Saxiixay heshiiska Difaaca iyo Dhaqaalaha ee gaareen Soomaaliya iyo Turkiga.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta saxiixay heshiiska...

Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Sodma Jowahar Soo gaaray

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Maanta gaaray Kismaayo

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JFS Baashe Yuusuf Axmed iyo wefdi...

Duqeyn lala beegsaday Saldhig AS ku lahaayeen Galhareeri

Duqeyn diyaaradeed ayaa lagu soo warramayaa inay saqdii dhexe...
spot_imgspot_img

Hay’adda sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa sheegtay inay xirtay 14 bar (Website) oo lala xiriirinayo inay la shaqeeyaan ama ku xiran yihiin AL Shabaab.

Website-yada ilaa hadda la ogyahay in Soomaaliya laga xiray waxaa kuwooda la yaqaanno ka mid ah Calamada, Somalimemo, Radio Al-furqaan iyo Amiir Nuur, inkastoo Somalimemo ay weli hawada ku jirtay saaka aroortii.

Arrintan ayaa imaanaysa ayadoo isla hay’addu ay sheegtay inay xirtay labaatan guruub oo Whatsapp ah iyo 2,500 oo ah lambarro telefoonno.

Dowladda Fedaraalka waxay horey gudaha Soomaaliya uga xirtay in laga daalacdo Website-yada Al-shabaab, iyadoona haatan ku guuleysatay in Website-yadaas aanan laga akhrisan karin guud ahaan dalalka Caalamka

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here