HomeWARARKA MAANTACiidanka dowladda oo fashiliyay qaraxyo kooxda Al Shabaab diyaariyeen

Ciidanka dowladda oo fashiliyay qaraxyo kooxda Al Shabaab diyaariyeen

Date:

Related stories

Madaxweyne Xasan oo Saxiixay heshiiska Difaaca iyo Dhaqaalaha ee gaareen Soomaaliya iyo Turkiga.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta saxiixay heshiiska...

Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Sodma Jowahar Soo gaaray

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Maanta gaaray Kismaayo

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JFS Baashe Yuusuf Axmed iyo wefdi...

Duqeyn lala beegsaday Saldhig AS ku lahaayeen Galhareeri

Duqeyn diyaaradeed ayaa lagu soo warramayaa inay saqdii dhexe...

Macalinkii lagu dilay Muqdisho oo maanta la aasay

Waxaa maanta qabuuro kuyaalla magaalada Muqdisho lagu aasay macalin...
spot_imgspot_img

Ciidanka xoogga dalka oo garab ka helaya ciidamada  deegaanka ayaa howlgalo qorsheysan ka fuliyay deegaano dhowr ah dhaca Bariga gobolka Galgaduud .

Howlgallada ayaa ciidamada si gaara kaga fuliyeen deegnanda Cali Candhoole , Shikh Cabdullahi, Baraag Xaaji Dhagax iyo Deegaano kale oo dhowrah oo lagu tuhmayay in ay ku dhuumaaleesanayeen kooxda Al Shabaab.

Ciidamada ayaa inta ey howlgalka ku jireen waxay so saareen tiro miinooyin ah oo ay Al Shabaab dooneysay in ay dhibaatooyin ku geesteen, waxa ay sidoo kale ciidamada bur buriyeen fariisimo Al Shabaab lahaayeen.

Taliyaha ciidamada guutada 24 ee Khaalid Bin Walid, Gaashaanle Maxamed Dhagaweyne ayaa sheegay in ciidamada huwanta ah wali ka wadaan deegaanno katirsan bariga gobolka Galgaduud howlgalo ka dhan ah Al Shabaab.

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa kuwa dadka deegaanka ayaa mudooyinka dambe kordhiyay howlgalada lagu baacsanayo kooxda Al Shabaab ee ku sugan deegaanno katirsan bariga gobolka Galgaduud.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here