HomeWARARKA MAANTAMasar oo sheegtay in ay ilaalinayso heshiis ay Israa’iil la gashay 40...

Masar oo sheegtay in ay ilaalinayso heshiis ay Israa’iil la gashay 40 sano ka hor

Date:

Related stories

Madaxweyne Xasan oo Saxiixay heshiiska Difaaca iyo Dhaqaalaha ee gaareen Soomaaliya iyo Turkiga.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta saxiixay heshiiska...

Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Sodma Jowahar Soo gaaray

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Maanta gaaray Kismaayo

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JFS Baashe Yuusuf Axmed iyo wefdi...

Duqeyn lala beegsaday Saldhig AS ku lahaayeen Galhareeri

Duqeyn diyaaradeed ayaa lagu soo warramayaa inay saqdii dhexe...

Macalinkii lagu dilay Muqdisho oo maanta la aasay

Waxaa maanta qabuuro kuyaalla magaalada Muqdisho lagu aasay macalin...
spot_imgspot_img

Wasiirka arrimaha dibadda Masar Sameh Shoukry ayaa maanta sheegay, in faallooyinka “ay ka sheegeen qaar ka mid ah shakhsiyaadka” ee ku saabsan heshiiska nabadeed ee u dhexeeya Masar iyo Israa’iil ee ah in la “caynad guurshay”, isagoo ku nuuxnuuxsaday in heshiiska uu socday afartan sano, “Masarna ay arrintan sii wadayso xilligan.” ”

Dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay, warbaahinta Israa’iil iyo Mareykanka ayaa soo xigtay mas’uuliyiinta Masar oo ka digayay in Qaahira ay joojin doonto dhaqangelinta heshiiskii nabadeed ee ay la gashay Israa’iil, haddii Israa’iil ay u guurto ciidan ahaan magaalada Rafax ee falastiiniyiinta, ama haddii falastiiniyiinta lagu khasbo in ay u tallaabaan xadka gacanka Siinaay. .

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here