HomeWARARKA MAANTAWafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Sodma Jowahar Soo gaaray

Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Sodma Jowahar Soo gaaray

Date:

Related stories

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 12 04 2024

Dhageeyso warka habeenimo ee Radiojowhar  warka waxaa aqrinaya wariye...

Madaxweyne Xasan sheikh oo Ugu Hambalyeeyey Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Sanad-Guurada 64-aad

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Ra”iisul Wasaare Xamsa oo Ugu Hambalyeeyey C.X.D.S Sanad-Guurada 64-aad

Ra’iisul WasaarahaJamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa...
spot_imgspot_img

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Hay’adda Maareynta Masiibooyinka (SoDMA) waxana ay u kuurgalayaan xaaladihii horay uga dhashay Elnino taas oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada deeganada Hirshabeelle

.“Waxaan ku faraxsanahay inaad halkan noogu timideen waxa ay na tuseysaa sida ay idin kaga go’an tahay wax ka qabashada xaaladdaha bini’aadanimo ee ka dhashay Elnino, runtii aad ayay u saameysan nolosha dad badan.”

Wafdiga SoDMA waxaa hoggaaminayay Maxamuud Macallin Cabdulle waxana uu sheegay mudada ay joogaan xarunta Dowladda Hirshabeelle inay qaban doonaan shaqooyin kala duwan.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here