HomeWARARKA MAANTARuushka oo cunaqabateyn horleh la Saaray

Ruushka oo cunaqabateyn horleh la Saaray

Date:

Related stories

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 12 04 2024

Dhageeyso warka habeenimo ee Radiojowhar  warka waxaa aqrinaya wariye...

Madaxweyne Xasan sheikh oo Ugu Hambalyeeyey Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Sanad-Guurada 64-aad

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Ra”iisul Wasaare Xamsa oo Ugu Hambalyeeyey C.X.D.S Sanad-Guurada 64-aad

Ra’iisul WasaarahaJamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa...
spot_imgspot_img

Mareykanka iyo Midowga Yurub ayaa mid walba ku dhawaaqay cunaqabateyn cusub oo uu ku soo rogayo Ruushka kadib sanadguuradii labaad ee ka soo wareegatay duulaankii uu ku qaaday Ukraine.

Washington ayaa sidoo kale soo rogtay cunaqabatayn dheeri ah ka dib dhimashadii Alexei Navalny ee xabsiga Kremlin-ka.

Waxay sheegtay in tillaabooyinka cusub ay xaqiijin doonaan in Madaxweyne Putin uu waqti badan ku bixiyay gardarrada uu dibadda ku hayo iyo cadaadiskiisa gudaha.

Xirmada Komishanka Yurub waxaa loogu talagalay in lagu xaddido gelitaanka Ruushka ee tignoolajiyada militariga.

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa sheegtay inay u aragto cunaqabataynta midsharci darro.

Duqeymaha Ruushka ayaa sii socda, iyadoo ay jiraan khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh oo ka dhacay magaalooyin badan oo Ukraine ah.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here