HomeWARARKA MAANTAMaraykanka oo rajo ka muujiyey in la joojiyo colaada Qasa inta aysan...

Maraykanka oo rajo ka muujiyey in la joojiyo colaada Qasa inta aysan bilan Bisha Ramadan

Date:

Related stories

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 12 04 2024

Dhageeyso warka habeenimo ee Radiojowhar  warka waxaa aqrinaya wariye...

Madaxweyne Xasan sheikh oo Ugu Hambalyeeyey Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Sanad-Guurada 64-aad

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Ra”iisul Wasaare Xamsa oo Ugu Hambalyeeyey C.X.D.S Sanad-Guurada 64-aad

Ra’iisul WasaarahaJamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa...
spot_imgspot_img

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in uu rajaynayo in xabad joojin ku meel gaar ah la gaaro colaada Qasa isniinta soo socota.

Hakinta colaada ayaa la rajaynayaa inay timaado iyadoo maalmo uun ka dhiman yihiin bilashada bisha barakaysan ee Ramadan.

Qorshe qabyo ah ayaa soo jeedinaya in tani ay keeni karto hakad afartan maalmood ah, taas oo joojin doonta howlgalada militari si loogu ogolaado sii deynta la haystayaasha Israa’iil ee ay haystaan Xamaas.

Boqolaal maxaabiis falastiiniyiin ah ayaa sidoo kale la sii deyn doonaa. Dhismayaasha qaar waa la dayactiri doonaa, waxaanaa sidoo kale Qasa gali doona baabuur badan oo gargaar sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Reuters

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here