HomeWARARKA MAANTASaraakiil & dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo lagu Dilay duqeyn

Saraakiil & dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo lagu Dilay duqeyn

Date:

Related stories

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 12 04 2024

Dhageeyso warka habeenimo ee Radiojowhar  warka waxaa aqrinaya wariye...

Madaxweyne Xasan sheikh oo Ugu Hambalyeeyey Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Sanad-Guurada 64-aad

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Ra”iisul Wasaare Xamsa oo Ugu Hambalyeeyey C.X.D.S Sanad-Guurada 64-aad

Ra’iisul WasaarahaJamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa...
spot_imgspot_img

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed  oo kaashanaya saaxiibada Caalamiga ah ayaa waxay howlgal ka fuliyeen Gobolka Galgaduud gaar ahaan meel 2-km kaga beegan dhanka Galbeed ee Degaanka Cali Yabaal.

War kasoo baxay dowlada Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in howlgalka lagu dilay in ka badan 15 xubnood oo isugu jira saraakiil & dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab, halka 22 kale lagu dhaawacay.

Sidoo kale dowladda ayaa sheegtay in Goobta duqeynta laga fuliyey ay Al-Shabaab u eheyd Saldhig ay ku aruuriyaan xubnaha weerarada fuliya, kuwaasoo loo yaqaano Jabhadda.

Dowladda Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegtay in duqeynta lagu burburiyay saanad ciidan oo ay lahaayeen Al-Shabaab, isla markaana howlgallada ay noqon doonaan kuwo sii socda inta looga ciribtirayo al shabaab guud ahaan dalka.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here