HomeWARARKA MAANTAGudoomiyaha gobolka sh dhexe oo xilka laga qaaday

Gudoomiyaha gobolka sh dhexe oo xilka laga qaaday

Date:

Related stories

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 12 04 2024

Dhageeyso warka habeenimo ee Radiojowhar  warka waxaa aqrinaya wariye...

Madaxweyne Xasan sheikh oo Ugu Hambalyeeyey Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Sanad-Guurada 64-aad

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Ra”iisul Wasaare Xamsa oo Ugu Hambalyeeyey C.X.D.S Sanad-Guurada 64-aad

Ra’iisul WasaarahaJamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa...
spot_imgspot_img

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii gobolka Sh/dhexe Axmed Meyre Makaraan.

Wareegto ku taariiqeysan 5/03/2024 kana soo baxday xafiiska Madaxweynaha Hirshabelle ayaa lagu sheegay in xilka Guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe loo magacaabay Maxamuud Maxamed Nuur “Masdile”

Waxaa wareegtada xilka qaadista Axmed Meyre Makaraan lagu sheegay inay ka timid talo soo jeedinta wasiirka arrimaha gudaha Hirshabelle iyo iyo muhiimada ay leedahay dardargelinta maamulka gobolka Sh/dhexe,

Axmed Meyre Makaraan ayaa hayay xilka guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe muddo ka badan 7 sano.

 

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here