HomeWARARKA MAANTAShir uga furmay siyaasiyiin ka soo horjeeda waxka bedelka dastuurka oo Garowe...

Shir uga furmay siyaasiyiin ka soo horjeeda waxka bedelka dastuurka oo Garowe ka furmay

Date:

Related stories

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 12 04 2024

Dhageeyso warka habeenimo ee Radiojowhar  warka waxaa aqrinaya wariye...

Madaxweyne Xasan sheikh oo Ugu Hambalyeeyey Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Sanad-Guurada 64-aad

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Ra”iisul Wasaare Xamsa oo Ugu Hambalyeeyey C.X.D.S Sanad-Guurada 64-aad

Ra’iisul WasaarahaJamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa...
spot_imgspot_img

Madaxtooyada maamulka Puntland ayaa waxaa ka furmay shir xasaasi ah oo u dhaxeeya Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya ee Garawe ka sugan iyo Madaxweynaha maamulka Puntland.

Shirkan oo looga hadayo xaalada siyaasadeed ee dalka iyo marxalada uu hadda dalka marayo gaar aaan wax ka bedelka Dastuurka , waxaana shirka ka qeyb galaya xildhibaano katirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Madaxda shirka ka qeyb galeysa ay ugu horeeyaan Madaxweynayaal hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Sheekh Shariif ayaa si weyn uga soo horjeeda wax ka bedelka Dastuurka , xilli la filayo in xildhibaanada labada Aqal dhawaan meel mariyaan wax ka bedelka Dastuurka.

Shirka uga furmay magaalada Garawe siyaasiyiinta kasoo horkeeda wax ka bedelka Dastuurka ayaa la filayaa in ay kasoo saaraan war-murtiyeed ay uga soo horjeedaan in xilligan wax laga bedelo Dastuurka lana meel mariyo.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here