HomeWAREYSIYADA

WAREYSIYADA

spot_imgspot_img

Natiijada Baarista Shilka Wiilka Xasan Sheekh Oo La Shaaciyay

Baaritaan ku saabsan shilkii uu ku lugta lahaa wiilka uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya oo maalmihii lasoo dhaafay ay wadeen khubarrada dambiga iyo Machadka foreensigga...

Ra’iisal wasaare Xamse oo gaaray dalka Jabuti

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Jabuuti, oo uu kaga qayb galayo shirka...

Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha golaha shacabka oo gaaray Baydhabo

 Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaar dhow soo gaaray magaalada Baydhabo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho tacsi ah ku tagay dalka Kuwait

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa booqasho-tacsiyeed ku tagay dalka Kuweyt ayaa la wadaagay amiirka dalkaas mudane Sheekh Mishcal Al-Axmed...

Maraykanka oo 5 malyan oo dollar dul dhigey ku xigeenka Alshabaab

Dowladda Mareykanka ayaa lacag abaal-marin ah oo gaareysa Shan Milyan oo dollar u ballan-qaaday inay siineyso ciddii soo sheegta xog la xiriirta halka uu...

Ciidamada Israa’iil oo Duqeeyay dad shacab ah oo ku sugnaa Xero Qaxooti

Maamulka Xamaas ee Qasa ayaa sheegay in duqeymaha cirka ee Israa’iil ay ku dileen ugu yaraan sagaashan falastiiniyiin ah maalin qura xerada qaxootiga ee...

Ciidamada Booliska oo xabsiga dhigey gabar anshax darro ku bandhigtey Tiktok

Ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku xiray gabar dhallinyaro ah oo caan ka ah baraha bulshada, taa oo la sheegay in ay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img