Daily Archives: Jun 14, 2025
Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar 13/06/2025
Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar Warka Waxa Akhrinaya Wariye Maxamed Abukar Caseyr Farsamada Waa Axmed Shariifka.Halkaan Hoose ka Dhageeyso...
Shan urur siyaasadeed oo War cusub kasoo saaray Gogosha uu fidiyay Xasan Sheekh
Illaa shan Urur Siyaasadeed oo dhowaan iska diiwaan geliyay Guddiga Madax Bannaan ee doorashooyinka Qaranka, kana mid ahaa Ururada...
Iran oo Golaha amaanka ee QM ka dalbatay kulan deg deg ah
Iran ayaa codsatay kulan degdeg ah oo ay yeeshaan golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaasi oo looga hadli doono...
Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wadahadlay xoojinta amniga
La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Mudane Xuseen Macalin, ayaa kulan dooceed la yeeshay Wasiir Ku xigeenka Arrimaha Dibadda Dowladda Turkiga,...
Israa’iil oo weerar ku qaaday Iran
Israa’iil ’il ayaa Waaberigii saaka weerar culus ku qaaday dalka Iiran, iyadoo beegsatay Xarumaha Niyukliyeerka dalkaasi, Saldhigyada ciidamada iyo...
Mucaaradka oo ka horyimid go’aanka ay DF ku dhaliishay Beesha Caalamka
Madasha Samatabixinta Sooomaaliyeed oo ku mideysan yihiin madaxdii hore ee dalka soo xukumay ayaa si weyn uga walaacsan go’aan...
Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar 12/06/2025
Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar Warka Waxa Akhrinaya Wariye Maxamed Abukar Caseyr Farsamada Waa Axmed Shariifka.Halkaan Hoose ka Dhageeyso...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud oo kormeeray Markabka ORUC REIS EE Sahalka Shidaalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay Markabka “Oruc Reis” oo ku howlanaa baarista...
Maxay ka wadahadleen Soomaaliya, Rwanda iyo Sudan?
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdisalam Abdi Ali ayaa kulan rasmi ah la yeeshay...
Dowladdaha Soomaaliya iyo Masar oo ka wadahadlay dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab
La-taliyaha Amniga Qaranka ee dowladda Federaalka Soomaaliya, Xuseen Macallin, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...
Soomaaliya: “Ma nihin dal ku jira xaalad kala-guur ah” Fariin culus oo loo diray Beesha Caalamka
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dalbatay in meesha laga saaro jiritaanka kooxda beesha caaamka e loo yaqaan C6+ oo qaabilsan...
Saraakiil iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay Ceelbaraf
Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in Howlgal qorsheysan oo ay si...