HomeWARARKA MAANTACiidamada Israa’iil oo toogtay Falastiiniyiin aan hubeysneyn kuna aasay Cagaf-cagaf

Ciidamada Israa’iil oo toogtay Falastiiniyiin aan hubeysneyn kuna aasay Cagaf-cagaf

Date:

Related stories

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 28 04 2024

Dhageeyso warka habeenimo ee Radiojowhar  warka waxaa aqrinaya wariye...

Taliyaha Ciidanka Booliska DFS oo kulan la yeeshay Saraakiil ka socotay Masar

Taliyaha ciidanka Boliiska S/Guuto  Sulub Axmed Firin ayaa xafiiskiisa...

Taliska Booliska oo ka hadlay Qarax uu ku dhintay Aabe iyo caruur uu dhalay

Taliska ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixiyay qarax...
spot_imgspot_img

Muuqaal ay heshay Aljazeera ayaa muujinaya ciidamada Israel oo tooganaya,isla markaana cagacagaf ku aasaya rag Falastiini ah oo aan hubeysneyn,kuwaas oo ku sugnaa Gaza.

Marxuumiintaasi ayaa la sheegy in kahor inta aan la dilin ay kor u qaadeen ama luleen maryo cad oo muujinaya ama calaad u ah in ay isdhiibeen.

Xamaas ayaa falkaasi dilka ah  cambaareysay, iyadoo sheegtay inay tahay caddayn dheeraad ah oo muujinaysa baaxadda dambiyada ay galayaan kuw faashiistaha ah eel eh hab-dhaqanka Sahyuuniyadda”.

Ugu yaraan sagaal qof ayaa ku dhintay laba weerar oo kala duwan oo ay Israa’iil ka geysatay koonfurta Lubnaan iyadoo uu sii kordhayo dagaalka ay kula jirto Xisbullah.

Tirada dhimashada Falastiin ayaa mareysa 32,490 ,halka 74,889 oo kalana lagu dhaawacay weerarrada Israa’iil ee Gaza tan iyo Oktoobar 7.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here