CIYAARAHA

WARBIXIN: Miyuu Soo Dhamaaday Waayihii Caalamiga Ee Cristiano Ronaldo Kadib Fashilkii Euro 2024.

Tababaraha Portugal Roberto Martinez ayaa ku adkeystay inay weli tahay xilli hore in Cristiano Ronaldo uu go’aan ka gaaro mustaqbalkiisa caalamiga ah ka dib...

Guardiola Oo Afar Saxiix Sameenaya Xilli Kevin de Bruyne Uu Ogolaaday U Dhaqaaqista Sacuudiga.

Sida wararku ay sheegayan Ciyaaryahanka khadka dhexe ayaa heshiis shaqsi ah la gaaray kooxda ka dhisan Sacuudiga ee Al-Itixaad, kuwaaso haatan kala xaajoon doona...
spot_imgspot_img

Madaxweyne Xasan oo u jawaabay Abiy: Itoobiya iyadaa cuneyso oo cabaadeyso

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad u jeediyay labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa si adag...

DEG DEG: Xildhibaannada mucaaradka ee BF oo soo saaray go’aanno culus (Daawo)

Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka federaalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwooda mucaaradka ah ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay gudaha...

Madaxweynaha Soomaaliya oo beeniyey in Ethopia Bad waydiisatey.

Madaxweynaha Jamuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furey kalfahiga 5aad ee Baarlamanka...

Masoud Pezeshkian oo ku guuleystay xilka madaxtinimo ee Iran

Masoud Pezeshkian ayaa ku guuleystay doorashadii ku celiska ahayd ee loo dareeray maalinimadii shalay sida ay sheegtay Wasaaradda Arrimaha...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo khudbad ka jeediyey furitaanka Kalfadhiga 5aad ee Baarlamaanka JFS

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo khudbad ka jeediyay furitaanka kalfadhiga shanaad ee...

Degmooyin kaalmaha hore ka galay tartanka ololaha Xus oo la abaalmariyay

Munaasabadd lagu abaalmarinayay degmooyinka kaalmaha hore ka galay tartanka ololaha Xus oo Xaaqo ayaa caawa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Xafdladaan...