CAALAMKA

Netanyahu oo ka tanaasulay qodobo hor taagnaa xabad joojinta

RW Israel Netanyahu ayaa ka tanaasulay qodobadii heshiiska xabad joojinta hor taagnaa kuwaasoo la xiriiray shuruudo ay wadatay Xamaas Netanyahu ayaa maanta la kulmay kooxda...

Madaxweyne Trump oo Dib Ugu Soo Laabtay Ololaha Doorashada Mareykanka

Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Donald Trump, ayaa Sabtidii shalay dib ugu soo laabtay ololaha doorashada, hal todobaad kaddib marki uu ka badbaaday isku-day dil...
spot_imgspot_img

Ciidamada Ukraine oo sheegay in 13 diyaaraha aan duuliya lahayn ee Ruushka la soo riday

Ruushka ayaa xalay habeenimadii waxa uu Ukraine ku weeraray 16 diyaaradood oo ah kuwa aan duuliyaha laheyn iyo saddax...

Madaxweynaha Kenya ayaa Magacaabay Wasiiro Cusub

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa Magacaabay 11 Wasiir, kadib markii u dhawaan kala diray golihiisii Wasiirada , Wasiirada la...

Israel Oo 21 Falastiiniyiin Ah Ku Dishay Xerooyin Qaxooti Ay Duqeeyeen

Ciidamada Isra’il oo sii wada duqeymaha aanan kala go’a laheyn ee ay ka wadaan Gaza, ayaa Khamiisti shalay madaafiic...

Weerar dad ku dhinteen oo ka dhacay meel u dhow magaalada Masqad ee Cumaan

Booliska Cumaan ayaa sheegay in afar qof lagu dilay rasaas masjid ku yaal Wadi al-Kabeer oo u dhow caasimadda...

Wararkii ugu dambeeyay xaalada Gaza iyo Isbedel Ku Yimid Hindisaha Xabadjoojinta

Ururka Xamaas ayaa si rasmi ah u aqbalay hindisihii soo jeedinta madaxweyne Biden ee ahaa xabad joojin iyo  in...

Garsoore Mareykanka ah oo Madaxweyne Biden Ka Hor Istaagay Dhaqangelinta Xeer Cusub

Garsoore Maraykan ah ayaa maamulka madaxweyne Biden ka hor istaagay inuu dhaqan geliyo xeer cusub oo ka dhan ah...