WARARKA

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 21 07 2024

Warka habeenimo ee radiojowhar  Waxa Aqrinaya Wariye Abdikhadir Maxamed iimaan Farsamada Axmed Shariif sabka Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar  

Netanyahu oo ka tanaasulay qodobo hor taagnaa xabad joojinta

RW Israel Netanyahu ayaa ka tanaasulay qodobadii heshiiska xabad joojinta hor taagnaa kuwaasoo la xiriiray shuruudo ay wadatay Xamaas Netanyahu ayaa maanta la kulmay kooxda...
spot_imgspot_img

RW Xamsa Abdi bare oo u ambabaxay magaalada Dooxa

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalada...

Madaxweyne Trump oo Dib Ugu Soo Laabtay Ololaha Doorashada Mareykanka

Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Donald Trump, ayaa Sabtidii shalay dib ugu soo laabtay ololaha doorashada, hal todobaad kaddib marki...

Xuutiyiinta oo u Hanjabay Dowladaha Carabta

Hogaamiyeyaasha kooxda Xuutiyiinta ee Yemen ayaa jawaab adag ka bixiyey weerarada Israa’iil ee ka dhanka ah Falastiin, iyagoo sidoo...

Go’aanno Laga Soo Saaray Dhammaystirka Nabadaynta Beelihii Ku Dagaallamay Galbeedka Gobolka Mudug

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamullada Puntland iyo Galmudug, oo ay weheliyaan Odayaasha Dhaqanka ee labada Beelood, Sacad iyo Leelkase, ayaa...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 20 07 2024

Warka habeenimo ee radiojowhar  Waxa Aqrinaya Wariye abdikhadir maxamed iimaan Farsamada Axmed Shariif sabka Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee...

Xuutiyiinta oo weeraray markab ku soo jeeday Somalia

Xuutiyiinta ayaa weerarray markab laga leeyahay  Singapore, oo la sheegay inuu ku soo jeeday Soomaaliya, sida ay xaqiijinayaan mas’uuliyiinta...