WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan oo Saxiixay heshiiska Difaaca iyo Dhaqaalaha ee gaareen Soomaaliya iyo Turkiga.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta saxiixay heshiiska Difaaca iyo Dhaqaalaha ay gaareen dowlasaha Soomaaliya iyo Turkiga. “Waxaan saxiixay Heshiiska Iskaashiga Difaaca iyo Dhaqaalaha...

Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Sodma Jowahar Soo gaaray

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Hay’adda Maareynta Masiibooyinka (SoDMA) waxana ay u kuurgalayaan...

WARARKA CIYAARAHA

Ivory Coast oo Xalay ku guulaysatay Koobka Qaramada Africa

0
Xulka kubadda cagta dalka Ivory Coast ayaa ku guuleystay caawa Koobka Qaramada Africa, kaddib marki ay 2-1 uga badiyeen xulka Nigeria, ciyaarti kama danbeysta...

Madaxweynaha JFS Xassan Shiikh oo xulka Galmudug gudoonsiiyey koobka dowlad goboleedyada(Sawiro)

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ayaa caawa munaasabadd kooban oo ka dhacday Madaxtooyada Qaranka waxaa uu xulka Gamudug ku guddoonsiiyay koobka dowlad...

BARNAAMIJYADA

Ismaaciil Cumar Geelle Oo Iclaamiyay Shir Deg-deg Ah Oo Ay Yeeshaan...

0
Madaxweynaha Jabuuti Isnaaciil Cumar Geelle ayaa iclaamiyay shir aan caadi ahayn oo ay Madaxda Dalalka Urur gobaleedka IGAD ka yeelanayaan xaaladda gobolka, gaar ahaan...

Sarkaal sare oo ka tirsanaa Ururka Xisbullah oo la diley

0
Taliye sare oo ka tirsan Ururka Xisbullah ayaa lagu dilay weerar ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Israa’iil ku qaadeen baabuurkiisa oo marayay koonfurta...

NEWS IN ENGLISH

Pakistan and his wife Bushra Bibi jailed for illegal marriage

0
A Pakistani court has jailed Imran Khan and his wife for seven years after voiding their marriage, in the latest sentence against the ex-prime minister.The court ruled that Khan's 2018 marriage with Bushra Bibi,...

Senior Hezbollah Commander killed in an Israeli Drone Strike

0
A senior Hezbollah commander was killed in an Israeli drone strike on his car in southern Lebanon, a Lebanese security source told CNN on Monday, as fears of a wider regional conflict escalate.The official,...

Tirada guud ee dadka Falastiiniyiinta ah ay xasuuqeen ciidamada Israa’iil oo la shaaciyay

0
Ciidamada Israa’iil ayaa weeraro isugu jira cir iyo dhul wali kawada magaalada Gaza ee dhulka Falastiin, waxa ayna ciidamada si aan kala sooc laheyn u beegsanayaan shacabka ku go’doonsan qeybo kamid ah Gaza.Wasaaradda Caafimaadka...

WAREYSIYADDA

Sarkaal sare oo ka tirsanaa Ururka Xisbullah oo la diley

0
Taliye sare oo ka tirsan Ururka Xisbullah ayaa lagu dilay weerar ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Israa’iil ku qaadeen baabuurkiisa oo marayay koonfurta...

Tirada guud ee dadka Falastiiniyiinta ah ay xasuuqeen ciidamada Israa’iil oo la shaaciyay

0
Ciidamada Israa’iil ayaa weeraro isugu jira cir iyo dhul wali kawada magaalada Gaza ee dhulka Falastiin, waxa ayna ciidamada si aan kala sooc laheyn...

Ciidamada Dowlada Oo Howlgal Ka Sameeyay Shabelaha Hoose

0
Ciidanka Xoogga dalka oo howlgalo amaanka lagu xaqiijinayo ka sameeyay deegaano ka tirsan gobalka shabeelaha Hoose.Ururka 143Aad Guutada 14 October ee Ciidanka Xoogga dalka...

Natiijada Baarista Shilka Wiilka Xasan Sheekh Oo La Shaaciyay

0
Baaritaan ku saabsan shilkii uu ku lugta lahaa wiilka uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya oo maalmihii lasoo dhaafay ay wadeen khubarrada dambiga iyo Machadka foreensigga...

Ra’iisal wasaare Xamse oo gaaray dalka Jabuti

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Jabuuti, oo uu kaga qayb galayo shirka...

Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha golaha shacabka oo gaaray Baydhabo

0
 Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaar dhow soo gaaray magaalada Baydhabo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho tacsi ah ku tagay dalka Kuwait

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa booqasho-tacsiyeed ku tagay dalka Kuweyt ayaa la wadaagay amiirka dalkaas mudane Sheekh Mishcal Al-Axmed...

Maraykanka oo 5 malyan oo dollar dul dhigey ku xigeenka Alshabaab

0
Dowladda Mareykanka ayaa lacag abaal-marin ah oo gaareysa Shan Milyan oo dollar u ballan-qaaday inay siineyso ciddii soo sheegta xog la xiriirta halka uu...

Ciidamada Israa’iil oo Duqeeyay dad shacab ah oo ku sugnaa Xero Qaxooti

0
Maamulka Xamaas ee Qasa ayaa sheegay in duqeymaha cirka ee Israa’iil ay ku dileen ugu yaraan sagaashan falastiiniyiin ah maalin qura xerada qaxootiga ee...