admin

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 21 07 2024

Warka habeenimo ee radiojowhar  Waxa Aqrinaya Wariye Abdikhadir Maxamed iimaan Farsamada Axmed Shariif sabka Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee...

Netanyahu oo ka tanaasulay qodobo hor taagnaa xabad joojinta

RW Israel Netanyahu ayaa ka tanaasulay qodobadii heshiiska xabad joojinta hor taagnaa kuwaasoo la xiriiray shuruudo ay wadatay Xamaas Netanyahu...

RW Xamsa Abdi bare oo u ambabaxay magaalada Dooxa

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalada...

Haweeney 43-sano u xirneyd dil aysan geysan oo la sii daayay ka dib markii xukunkeeda la dib loo fiiriyay.

Sandra Hemme waxay ahayd 20 jir markii lagu helay danbi ah inay toori ku dishayPatricia Jeschke bishii Novembar 1980....

Madaxweyne Trump oo Dib Ugu Soo Laabtay Ololaha Doorashada Mareykanka

Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Donald Trump, ayaa Sabtidii shalay dib ugu soo laabtay ololaha doorashada, hal todobaad kaddib marki...

Xuutiyiinta oo u Hanjabay Dowladaha Carabta

Hogaamiyeyaasha kooxda Xuutiyiinta ee Yemen ayaa jawaab adag ka bixiyey weerarada Israa’iil ee ka dhanka ah Falastiin, iyagoo sidoo...
spot_imgspot_img

Go’aanno Laga Soo Saaray Dhammaystirka Nabadaynta Beelihii Ku Dagaallamay Galbeedka Gobolka Mudug

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamullada Puntland iyo Galmudug, oo ay weheliyaan Odayaasha Dhaqanka ee labada Beelood, Sacad iyo Leelkase, ayaa...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 20 07 2024

Warka habeenimo ee radiojowhar  Waxa Aqrinaya Wariye abdikhadir maxamed iimaan Farsamada Axmed Shariif sabka Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee...

Xuutiyiinta oo weeraray markab ku soo jeeday Somalia

Xuutiyiinta ayaa weerarray markab laga leeyahay  Singapore, oo la sheegay inuu ku soo jeeday Soomaaliya, sida ay xaqiijinayaan mas’uuliyiinta...

Booliska Muqdisho oo xabsiga dhigay rag ku eedeysan Burcadnimo

Ciidanka Boliiska Qeybta Guud gaar ahaan Saldhigga Boliiska Warta Nanada ayaa soo qabtay labo nin oo ku eedeysan falal...

Ciidamada Ukraine oo sheegay in 13 diyaaraha aan duuliya lahayn ee Ruushka la soo riday

Ruushka ayaa xalay habeenimadii waxa uu Ukraine ku weeraray 16 diyaaradood oo ah kuwa aan duuliyaha laheyn iyo saddax...

Xildhibaanada Koonfur Galbeed Soomaliya oo kulan deg deg ah yeeshay iyo sababta?

Xildhibaano iyo wasiiro ka soo jeeda Koonfur Galbeed Soomaaliya (KGS) ayaa shir ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa, iyaga oo...