QORMOOYINKA

Haweeney 43-sano u xirneyd dil aysan geysan oo la sii daayay ka dib markii xukunkeeda la dib loo fiiriyay.

Sandra Hemme waxay ahayd 20 jir markii lagu helay danbi ah inay toori ku dishayPatricia Jeschke bishii Novembar 1980. Waxaana lagu xukumay xabsi daa'in. Ma...

Shukaansiga Qiyaaliga ah Miyuu Caqabad Ku Noqon Karaa Dhismaha Nolusha Lamaanaha?

Markii laga hadlo dhismaha qoys wanaagsan oo isfaham iyo gacaltooyo ku naalooda waxaa jira waxyaabo badan oo gundhig u ah, kuwaas oo ay kamid...
spot_imgspot_img

‘Xarunta Tubsan waa Habka La-dagaalanka Argagaxisada ee Bulshada oo dhan’ (WARBIXIN)

In ka badan 15 sano oo ay al-Shabaab la dagaalamayeen, hoggaamiyayaasha Soomaalidu waxay ogaadeen in aan looga adkaan karin...

1911 Fashilkii Damaca Badda Cas ee Lij Iyasu Iyo Kan 2024 Abiy Axmed Cali!

Damaca Itoobiya iyo heshiiska ay dhowaan shaacisay ee ay ku sheegtay in dhul iyo bad Soomaaliyeed ku helayso ayaan...

Madaxweyne Xasan oo u jawaabay Abiy: Itoobiya iyadaa cuneyso oo cabaadeyso

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad u jeediyay labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa si adag...

DEG DEG: Xildhibaannada mucaaradka ee BF oo soo saaray go’aanno culus (Daawo)

Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka federaalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwooda mucaaradka ah ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay gudaha...

Madaxweynaha Soomaaliya oo beeniyey in Ethopia Bad waydiisatey.

Madaxweynaha Jamuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furey kalfahiga 5aad ee Baarlamanka...

Masoud Pezeshkian oo ku guuleystay xilka madaxtinimo ee Iran

Masoud Pezeshkian ayaa ku guuleystay doorashadii ku celiska ahayd ee loo dareeray maalinimadii shalay sida ay sheegtay Wasaaradda Arrimaha...