Monday, January 13, 2025

Guardiola oo qirtay masuuliyada Guuldarooyinka Kooxdiisa

Tababaraha Manchester City, Pep Guardiola, ayaa tilmaamay cadaadis xun in ay saareen ciyaartooydiisa markii ay guuldarro 2-1 ah ka soo gaartay Aston Villa.

Guardiola ayaa sidoo kale qirtay inay ku dhibtoonayaan ciyaartooyda Man City inay dhaliyaan goolal, laakiin si fudud iyaga looga dhaliyo.

Jhon Duran iyo Morgan Rogers ayaa dhaliyay goolasha kooxda martida loo ahaa, ka hor inta uusan Phil Foden hal gool usoo celin Man City.

Xiddiga Foden wuxuu dhaliyay goolkiisii ​​ugu horeeyay ee horyaalka xilli ciyaareedkan, waana wax aan looga baran dhowrkii sano ee lasoo dhaafay.

WARARKII KALE

Israel oo dagaalka Gaza ka geysatay dhimashada in ka badan 46000

Ugu yaraan 22 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay weerarrada...

Weeraryahanka Darwin Nunez oo ku biiraya kooxda AC Milan

Darwin Núñez, weeraryahanka reer Uruguay ee Liverpool, ayaa laga...

Xulka 17-jirrada Soomaaliya oo guul taariikhi ah ka gaaray South Sudan

Xulka 17-jirrada Soomaaliya ayaa guul weyn ka gaaray tartanka...

Xulka Qaranka ee 17-jirada Somaliya oo guul ka gaaray ciyaar xiiso badan

Xulka Qaranka ee 17 jirada Soomaaliya ayaa guul ka...

WARBIXIN: Miyuu Soo Dhamaaday Waayihii Caalamiga Ee Cristiano Ronaldo Kadib Fashilkii Euro 2024.

Tababaraha Portugal Roberto Martinez ayaa ku adkeystay inay weli...

Guardiola Oo Afar Saxiix Sameenaya Xilli Kevin de Bruyne Uu Ogolaaday U Dhaqaaqista Sacuudiga.

Sida wararku ay sheegayan Ciyaaryahanka khadka dhexe ayaa heshiis...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles