Monday, April 13, 2026

Codeynta Doorashada Golaha deegaanka ee G/Banaadir oo weli socota(sawirro)

Codeynta ayaa saaka lixdii subaxnimo ka bilaabtay goobaha codbixinta ee degmooyinka gobolka Banaadir.

Ilaa 20 urur siyaasadeed ayaana ku tartamaya doorashada golaha deegaanka ee degmooyinka gobolka Banaadir.

Xubno ka tirsan golaha wasiirada Soomaaliya oo ka muuqday baraha bulshada ayaa ka mid ah dadka codkooda dhiibanaya.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 13 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey agaasimaha cusub ee hay’adda socdaalka

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan...

RW Xamsa “Dal ma jiri karo haddii uusan lahayn awood ciidan oo looga cabsado”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa...

Golaha Mustaqbalka oo ka digay siyaasad loo adeegsado ciidanka Qaranka

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku...

Ciidankii Lafta gareen ee xoogga looga saaray Baydhabo oo la xaliyay

Dowladda Federaalka ayaa xaqiijisay in ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed...

Iran oo ka hadashay qorshaha Mareykanka ee Hormuz

Milatariga Mareykanka ayaa sheegay in go’adoominta marin-biyoodka Hormuz ay...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles