Wednesday, February 11, 2026

DFS oo sheegtay in adeegyada waxbarashada la gaarsiiyay deegaanada laga saaray Al-Shabaab

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Soomaaaliya Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa si rasmi ah u furay maalinta 4-aad ee Shirweynaha 3-aad ee Waxbarashada Qaranka,ayaa ka hadlay daadejinta iyo kordhinta goobaha waxbarashada.

Wasiirka ayaa xusay in ay gaarsiiyeen adeegyada waxbarashada goobihii laga xorreeyey Khawaarijta Wasiirka ayaa yiri”Wasaaraddu waxay baahisay adeegyada waxbarashada iyadoo gaarsiisay deegaannadii laga xorreeyay Khawaarijta, si carruurta iyo dhallinyarada deegaankaas ay u helaan fursado waxbarasho oo ku habboon.”

Dhinaca kale wasiir Faarax ayaa ku dhawaaqay in la dhisay xarumihii wasaaradddaha waxbarashadda Jubaland iyo Hirshabeelle dhowaan na la dhisi doono xarunta wasaaradda waxbarashada Waqooyi bari.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 11 02 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay in Soomaaliya ay xubin ka noqoto Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika

Madaxweynaha Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin...

Soomaaliya oo loo doortay Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah loogu doortay...

Turkiga oo maraakiib dagaal keenay Muqdisho

Wasiir dowlaha wasaarada Gaashandhigga XFS Cumar Cabdi Cali uu...

Dood culus oo ka taagan goobta lagu qabanayo shirka DF iyo Golaha Mustaqbalka

Madaxweynayaasha Dowlad-goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa xalay magaalada Muqdisho...

Jubbaland oo shaacisay khasaaraha ka dhashay dagaal ka dhacay Jamaame

Maamulka Jubbaland ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaal culus oo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles