Sunday, March 1, 2026

Dowladda Masar oo si cad uga hortimid faragelinta Israa’iil ee Soomaaliya

Dowladda Masar ayaa si xooggan u caddeysay inaysan aqbali doonin faragelinta Israa’iil ee madaxbannaanida iyo midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo tallaabadan ay u aragtay mid si weyn u carqaladeyneysa qaranimada iyo isku duubnida dalka Sooamliya.

Dowladda Masar ayaa jeedisay kulankii degdegga ahaa ee Golaha Qaramada Midoobay (QM), oo ay Soomaaliya codsatay, si looga wada hadlo faragelinta Yahuuda iyo saameynta ay ku leedahay madax-bannaanida iyo midnimada Soomaliya

Masar ayaa caddeysay inay garab taagan tahay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isla markaana ay taageersan tahay ilaalinta midnimadeeda, iyo madax-bannaanideeda, dhuleed ee Soomaliya.

Sidoo kale, Dowladda Masar waxay ku boorisay beesha caalamka in la dhowro

Ugu dambayn, Masar waxay mar kale xaqiijisay mowqifkeeda joogtada ah ee ku aaddan taageerada Soomaaliya, iyadoo caddeysay in midnimada, madax-bannaanida, iyo wadajirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay tahay in la ixtiraamo.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 28 02 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Iiraan oo farriin u dirtay dalalka Gacanka

Wasiirka arrimaha dibadda ee Iran Cabbaas Araghchi ayaa sheegay...

Isra’iil oo weerar cusub ku qaaday Iran

Isra’iil ayaa bilowday waxa ay ugu yeertay “weerar ka...

Uganda oo shaacisay inay ciidamadeeda kala baxayso Soomaaliya

Taliska ugu sarreeya ciidamada milatariga dalka Uganda ayaa go’aan...

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koofur Afrika

Alle ha u naxariistee, muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi...

Taalibaan oo diyaar u ah wadahadal si loo soo afjaro dagaalka kala dhaxeeya Pakistan

Maamulka Taalibaan ee Afghanistan ayaa sheegay inay diyaar u...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles