Saturday, November 22, 2025

Guddiga doorashooyinka oo tababar uga furay degmada Balcad hawlwadeenadda diiwaangelinta codbixiyaha

Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa tababar uga furay Degmada Balcad Howlwadeennada Diiwaangelinta codbixiyeyaasha.

Tababarkan oo ah mid muhiim u ah hirgelinta doorashada qof iyo cod, ayaa diiradda lagu saarayaa sidii Howlwadeennadu u heli lahaayeen xirfado iyo aqoon casri ah oo la xiriirta hawsha diiwaangelinta, gaar ahaan ku shaqaynta qalabka elektaroonigga ee casriga ah.
Guddoomiye ku xigeenka labaad ahna kusimaha guddomiyaha degmada Balcad sheekh axmed aya goob joog ahaa daahfurka Tababarkani.

Guddiga Madaxa-Banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha waxaa ka go’an in dhammaan gobolada Dalka laga hirgaliyo doorasho Qof iyo Cod ah. Si ay muwaadiniinta Soomaaliyeed u helaan xuquuqdooda dastuuriga ah ee codbixinta.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 22 11 2025

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Iran o caalamka ka codsatay in la soo gaaro oo la caawiyo

Iyadoo dabka ka kacay keymaha Elite Chalus uu sii...

MW Xasan Sheekh ““Dalkaan waxaa ugu qiima badan Macallinka iyo Askariga Soomaaliyeed”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Muqdisho ka daahfuray Shirweynaha 1aad ee Caddaaladda Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Xildhibaanada labada gole ee BFS oo ansixiyay xisaab xirka miisaaniyada 2024

Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa...

Trump oo joojinaya barnaamijka ilaalinta kumeel gaarka (TPS) ee Soomaalida Minnesota

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay Jimcihii inuu si...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles