Hoggaamiyaha Ku-meel-gaarka ah ee Koonfur Galbeed Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Cali Cabdulaahi Isaaq u-magacaabay Agaasimaha Guud Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Hoggaamiya koonfur Galbeed oo dhawan dowladda ay magacaawday ayaa magaalada Baydhabo ka wada kulama uu la qaadanay odayaasha iyo waxgaradka degaanka kuwaa oo diiradda lagu saarayo xoojinta nabadda iyo wadajirka bulshada.
Agaasimaha Cusub ee la magacaabay ayaa waxaa uu horey u ahaa Taliyihii NISA ee Koofur Galbeed, sidoo kale waxaa ay qaraabo hoose ay yihiin hoggaamiye Jibriil.



