Monday, April 6, 2026

Iraan oo dhoolatus ku sameynaysa gacan biyoodka Hormuz

Warbaahinta Press TV, oo ah telefishinka fka Ingiriisiga ku baxa oo ay Iiraan, ayaa sheegtay in Ciidanka Badda ee ilaalada kacaanka Iran uu qaban doono dhoolatus iyaga oo isticmaalaya rasaas, wxaana dhoolatuska lagu qaban doonaa gacan biyoodka Hormuz maalmaha soo socda.

Kanaalka Al Jazeera, isagoo soo xiganaya ilo aan magac la sheegin oo Iiraani ah, ayaa sidoo kale sheegay in Ruushka iyo Shiinaha ay qeyb ka yihiin tababarkan.

Mas’uuliyiinta Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan weli kama jawaabin joogitaanka labadaas dal ee tababarka.

Associated Press ayaa sidoo kale warisay in Iiraan ay Khamiistii ku dhawaaqday, iyada oo ogeysiis u dirtay shirkadaha maraakiibta, in dhoola-tus badda ay ka dhici doonaan Marinka Hormuz.

Marinkan waa wadada ugu muhiimsan ee dhoofinta shidaalka adduunka, isagoo isku xira soo-saareyaasha ugu waa weyn ee shidaalka ku leh Gacanka Faaris, oo ay ku jiraan Sacuudiga, Iiraan, iyo Ciraaq

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 05 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweyne Xasan sheekh oo kulan la Qaatay Gogaanka Guud Ee Dhaqanka Koofur galbeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

MW Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka ee Beesha Lafta gareen

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah...

Olole iyo kulamo siyaasadeed oo xoogan oo ka socda Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa haatan noqotay...

Taliyeyaasha Ciidamada Dhulka Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga milateri

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sahal Cabdullaahi Cumar...

Xildhibaano ka tirsan BFS oo qeylo dhaan u diray Beesha Caalamka

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka soo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles