Sunday, April 5, 2026

Israel oo dagaalka Gaza ka geysatay dhimashada in ka badan 46000

Ugu yaraan 22 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay weerarrada Israa’iil ee Gaza tan iyo waaberigii Khamiistii ee shalay sida ay ku warameen ilo caafimaad oo la xiriiray shabakadda Al Jazeera.

Weerarada Israel ayaa la sheegay in ay barbar socdaan gurmad loogu jiro badbadinta dadka rayidka ah ee ku  dhaawacmay dagaalada Israel ah iyo kuwa barakacayaasha ah ee gabbaadka ka dhiganaya dugsiyada iyo xarumaha cisbitaalada.

Afhayeen u hadlay maamulka Falastiin ayaa sheegay in ciidamada Israel ay dileen qiyaastii 490 falastiiniyiin ah sagaalkii maalmood ee ugu horeysay sanadka cusub ee 2025,isagoo intaa raaciyay in Israel ay xabsiga  dhigtay dad badan oo ku sugnaa Daanta Galbeed ee la heysto.

Xasuuqa Israel ee ay ka geysatay Gaza ayaa gaaray ugu yaraan 46,006 falastiiniyiin ah,halka uu dhaawacu marayo 109,378 tan iyo bishii October ee sanadkii 2023.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 04 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Hoggaamiyaha KMG koofur Galbeed oo magacaabay Agaasimaha Guud Madaxtooyada

Hoggaamiyaha Ku-meel-gaarka ah ee Koonfur Galbeed Jabriil Cabdirashiid Xaaji,...

NISA oo Duqeysay Kuunya Baroow, kuna dishay horjoogayaal Al-shabaab ah

Taliska Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa...

Wasiir Fiqi oo si adag Weeraray Golaha Mustaqbalka

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macalin...

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed Oo La Kulmay Odeyaasha Dhaqanka

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed,...

Puntland oo qaadaysa talaabo ka dhan ah Wasiirada cusub

Maamulka Puntland ayaa qaaday tallaabo cusub oo lagu xoojinayo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles