Wednesday, February 25, 2026

Madaxweynaha Koofur galbeed oo gaaray Magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Dowladda Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Magaalada Muqdisho ugu maqnaa ka qeybgalka Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa Dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Ku simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka ahna Gudoomiye ku xigeenka 1-aad  Maxamed Nuur Maxamed Macalin, Wasiiro, Xildhibaano, Saraakiisha Hay’addaha Amniga iyo Qeybaha kala duwan Bulshada ayaa Wafdiga Madaxweynaha kuso dhoweyey Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud ee Magaalada Baydhabo.

Wasiirada soo dhaweeyay Madaxweyne Lafta gareen ayaa waxaa ka mid ah wasiirka Dastuurka ee maamulka Koofur Galbeed Mudane Maxamed Ibraahim Barre.

Madaxweyne Lafta gareen ayaa kulamo la qaadan doono golaha wasiirada iyo odayaasha dhaqanka.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 25 02 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweynaha Israa’iil oo yimid dal Soomaaliya daris la ah

Madaxweynaha Israa’iil, Isaac Herzog, ayaa Arbacada saaka ah yimid...

Baarlamanka oo maanta loo qeybinayo cutubyadii ugu dambeeyay ee Dastuurka

Xildhibaannada labada Aqal ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare...

Trump oo markale weerar afka ah ku qaaday Ilhan Cumar iyo Soomaalida

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump oo khudbad u jeedinaya Congress-ka,...

Madaxweynaha Soomaaliland oo dhawaan la filayo inuu tago Israa’iil

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, ayaa dabayaaqada bisha Maarso...

Soomaaliya iyo Kasakhstan oo iska kaashanaya sahminta Shidaalka

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Kazakhstan danjire...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles