Wednesday, February 25, 2026

Pakistaan iyo Taalibaan oo xiisad ay ka dhex taagan tahay

Af-hayeenka Ra’iisul Wasaaraha Pakistan ee Warbaahinta Dibadda, Musharraf Zaidi, ayaa ku eedeeyay maamulka Taliban ee Afghanistan inay rasaas “aan sabab lahayn” ku fureen goobaha xuduudda ee Torkham iyo Tirah.

Isagoo qoraal ku baahiyay barta X Talaadadii, wuxuu sheegay in ciidamada ammaanka ee Pakistan ay si degdeg ah uga jawaabeen rasaasta isla markaana joojiyeen “weerarkii Taliban.”

Musharraf Zaidi ayaa ku hanjabay in “wax kasta oo kicin ah looga jawaabi doono si dhakhso leh oo xoog leh.”

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 25 02 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweynaha Israa’iil oo yimid dal Soomaaliya daris la ah

Madaxweynaha Israa’iil, Isaac Herzog, ayaa Arbacada saaka ah yimid...

Baarlamanka oo maanta loo qeybinayo cutubyadii ugu dambeeyay ee Dastuurka

Xildhibaannada labada Aqal ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare...

Trump oo markale weerar afka ah ku qaaday Ilhan Cumar iyo Soomaalida

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump oo khudbad u jeedinaya Congress-ka,...

Madaxweynaha Soomaaliland oo dhawaan la filayo inuu tago Israa’iil

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, ayaa dabayaaqada bisha Maarso...

Soomaaliya iyo Kasakhstan oo iska kaashanaya sahminta Shidaalka

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Kazakhstan danjire...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles