Saturday, March 21, 2026

Xildhibaano ka soo jeeda KGS oo lagu xanibay garoonka Muqdisho

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda KGS oo ku wajahnaa Magaalada Nairobi ayaa ku xayiran garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Muqdisho, sida ay Risaala u sheegeen xildhibaanada la xanibay.

Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay ka hor istaagtay inay xildhibaanadan ka baxaan magaalada Muqdisho.

Xiisada u dhexeysa dowladda Soomaaliya iyo maamulka Koofur galbeed ayaa marba marka ka dambeysay sii xoogeysanaya.

Arrintan ayaa ku soo aadaysa iyadoona dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Koofur galbeed ay wadaan abaabul siyaasadeed iyo mid Milateri.

WARARKII KALE

Lafta gareen oo tababar u soo xiray Ciidamo cusub

Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta...

Maamulka G/Bakool iyo kan Xudur oo qaadacay Lafta gareen

Maamulka Gobolka Bakool iyo Degmada Xuddur oo si adag...

DFS oo magacowday Taliyaha Qeybta Booliska G/Baay

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Gaashaanle Dhexe Sadiiq Aadan Cali...

Ciidamada KGS ee ka baxay Baraawe oo gaaray Baydhabo

Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamada...

MW Xasan Sheekh oo la filayo inuu la kulmo odayaasha dhaqanka ee KGS

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 20 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles