Wednesday, June 24, 2026

25 gabdhood oo laga afduubay iskuul ku yaala Nigeria

Booliisku waxay sheegeen in rag hubeysan ay dileen macallin isla markaana ay afduubteen ugu yaraan 25 arday ka dib weerar lagu qaaday iskuul sare oo gabdhaha ah oo ku yaal waqooyi-galbeed Nigeria.

Kooxdu waxay weerareen Iskuulka Sare ee Gabdhaha ee Dowladda ee Maga, gobolka Kebbi, abaare 04:00 saacadda gudaha subaxnimadii Isniinta, sida ay sheegeen.

Bayaan ka soo baxay booliiska ayaa lagu yiri weeraryahanadu “waxay la dagaallameen ciidankii booliiska ee waardiyaha ahaa”, ka hor intaysan ka tallaabin darbigii iskuulka oo ay ka kaxeysteen ardaydii ku jirtay hoolka jiifka.

Mid ka mid ah shaqaalaha iskuulka ayaa la dilay isagoo isku dayaya inuu ardayda difaaco, halka shaqaale kale uu dhaawac rasaaas ka soo gaaray oo haatan la daawaynayo.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 23 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Iran iyo Cumaan oo soo saaray hadal wadajir ah oo ku saabsan marinka Hormuz

Iran iyo Cumaan ayaa bayaan ay si wadajir ah...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo soo xirtay dhageysiga Kiiska Sacdiya Bajaaj iyo xukunka oo la sugayo

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta soo gabagabeysay dhageysiga dacwadda...

DFS oo war ka soo saartay colaada ka taagan Sool

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...

Al-Shabaab oo weerar ku qaadday Saldhigga ku yaala Mandera

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday xero...

Soomaaliya oo soo dhoweysay Isfahamka u Dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles