Wednesday, June 24, 2026

Xamaas oo diidday qorshaha Trump ee Qasa

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil ayaa soo dhaweeyay qaraarka golaha amniga ee Qaramada Midoobay oo taageeraya wejiga labaad ee qorshaha nabadda ee Madaxweyne Trump ee Qasa.

Xafiiska Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in qorshuhu uu nabad iyo barwaaqo u keeni doono Qasa sababtoo ah wuxuu dhigayaa in si buuxda looga takhaluso kooxaha hubeysan.

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Falastiin ayaa sidoo kale soo dhaweysay soo jeedinnada laakiin Xamaas ayaa si degdeg ah u diiday.

Kooxdu waxay sheegtay inaysan hubkeeda ka tanaasuli doonin iyada oo aan la helin dowlad Falastiin ah, iyagoo ku adkeysanaya in dagaalka ay kula jirto Israa’iil uu yahay iska caabin sharci ah.

WARARKII KALE

Puntland oo Mamnuucday Hubka iyo Ciidamada Aan Ka tirsaneyn Nidaamka Maamulka

Maamulka Puntland ayaa ka digay waxa uu ku tilmaamay...

RW Xamsa oo gaaray Dhuusamareeb

Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb...

DFS oo waddo qorshaha doorashooyinka Galmudug iyo Xamse oo ku Wajahan Dhuusamareeb

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay dardar gelinayso...

Bariga Liibiya oo Xayiraad Kusoo Rogay Muwaadiniinta Soomaaliya iyo Saddex Dal oo Kale

Dowladda Bariga Liibiya ayaa ku dhawaaqday inay mamnuucday gelitaanka...

Ahlu Sunna Waljamaaca oo laga saaray Liiska Kooxaha lagu eedeeyo Askaraynta Carruurta

Qaramada Midoobay ayaa si rasmi ah ururkii Ahlu Sunna...

Kim Jong Un, ayaa sheegay in dalkiisu uu ciidanka badda ku qalabaynayo hubka niyukliyarka

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong Un, ayaa sheegay in...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles