Wednesday, June 24, 2026

Trump oo u mahadceliyay dalal ay Soomaaliya ka mid tahay

Madaxwaynaha Mareykanka Donold Trump ayaa uga mahadceliyay hogaamiyayaasha caalamka ansixintii qaraarkii Qaramada Midoobey ee lagu taageeray qorshihiisa nabadda ee Qaza.

Mr Trump ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu uu aad u bogaadiyay dalal ay Soomaaliya ka mid tahay.

Qoraalkiisa ayuu ku yir” Waxaa u mahadcelinayaa Qaramada Midoobay iyo dhammaan dalalka xubnaha ka ah Golaha Ammaanka, Shiinaha, Ruushka, Fransiiska, Uk, Algeria, Denmark, Gariiga, Guyana, Koonfurta Kuuriya, Pakistan, Panama, Sierra Leone, Slovenia, iyo Soomaliya.

Waxaa uu sidoo kale u mahadceliyay dalalka ee ana xubnaha ka ahayn guddiga oo ay ka mid yihiin Qatar, Masar, imaaradka, Sacuudiga, Indonesia, Turkiga, iyo Urdun.

WARARKII KALE

Puntland oo Mamnuucday Hubka iyo Ciidamada Aan Ka tirsaneyn Nidaamka Maamulka

Maamulka Puntland ayaa ka digay waxa uu ku tilmaamay...

RW Xamsa oo gaaray Dhuusamareeb

Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb...

DFS oo waddo qorshaha doorashooyinka Galmudug iyo Xamse oo ku Wajahan Dhuusamareeb

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay dardar gelinayso...

Bariga Liibiya oo Xayiraad Kusoo Rogay Muwaadiniinta Soomaaliya iyo Saddex Dal oo Kale

Dowladda Bariga Liibiya ayaa ku dhawaaqday inay mamnuucday gelitaanka...

Ahlu Sunna Waljamaaca oo laga saaray Liiska Kooxaha lagu eedeeyo Askaraynta Carruurta

Qaramada Midoobay ayaa si rasmi ah ururkii Ahlu Sunna...

Kim Jong Un, ayaa sheegay in dalkiisu uu ciidanka badda ku qalabaynayo hubka niyukliyarka

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong Un, ayaa sheegay in...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles