Turkiga, Masar iyo Jabuuti oo ka horyimid aqoonsiga Somaliland ay ka heshay Israa’iil

Turkiga, Masar iyo Jabuuti ayaa noqday dalalkii u horreeyay ee ka soo horjeestay go’aanka ay Israa’iil ku aqoonsatay Soomaaliland, kadib wadahadal khadka taleefoonka kula yeesheen wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya.

Wadamadan ayaa sheegay inay taageersanyihiin madax bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya.

Wasiirradan ayaa ku dooday in aqoonsiga Somaliland uu yahay halis amni oo dunida ku soo korodhay iyaga oo aan sheegin qodob ay u cuskadeen diidmada aqoonsiga Somaliland.

Soomaaliya ayaa bilowday olole xooggan oo ay ugu hortagayso aqoonsiga Somaliland ay ka heshay Israa’iil.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 15 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Farmaajo oo si adag uga horyimid jadwalka doorashada federaalka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo Boolis ah geysay degmada Waajid

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ciidamo ka tirsan Booliiska...

Waqtiga la qabanayo doorashada Heer Federaal oo la shaaciyay

Guddiga lagu muransan yahay ee doorashada ayaa si rasmi...

Trump oo ka shaqeynaya in Ilhan Omar laga soo masaafurayo Mareykanka

Maamulka madaxweyne Donald Trump ayaa wada baaritaan la xiriira...

Ciidamada Laftagareen oo gudaha u galay Buurhakaba kadib dagaal culus

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaal qaraar oo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles