Taliyaha ciidamada xoogga oo gaaray degmada Xudur

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqasho ku tagay degmada Xuddur ee Gobolka Bakool.

Wafdiga ayaa waxaa garoonka diyaaraha magaalada Xuddur ku soo dhaweeyay Saraakiisha Guutada 9-aad, maamulka Xuddur iyo Shacabka Degmada.

Taliye Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa dhiiragalin ugu tagay Cutubyo cusub oo tababar ugu socdo dugsiga tababarka Ciidanka Xoogga Dalka ee magaalada Xuddur.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa sheegay in Cutubyadaan cusub dhawaan loo soo xiri doono tababar, isla markaana ay ka mid noqon doonaan dagaalka lagu cciribtirayo Al-shabaab.

Taliyaha ayaa Ciidanka cusub faray in looga baahan yahay in ay isku furaan degmooyinka gobolka Bakool.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 26 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

RW Xamsa oo u safray Qatar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa...

Guddiga Doorashada oo aqbalay go’aanka Maxkamadda Sare ee laashay doorashadii Galmudug

Guddiga lagu muransanyahay ee doorashada ayaa goordhow ku dhawaaqay...

Itoobiya oo badeshay ciidamadeeda ku sugnaa Baydhabo iyo kuwa cusub oo ay geysay Magaalada

Dowladda Itoobiya ayaa la sheegay inay beddeshay dhammaan ciidamadii...

Burburin iyo barakac xooggan oo ka socda Buulo Eelay, Muqdisho oo wajahaysa qax

Burburin iyo barakac ayaa xalay saqdii dhexe ka bilowday...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho kula kulmay Wasiirka UK u qaabilsan Afrika

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Muqdisho kulan kula...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles