JSP oo qaadatay kuraasta golaha wakiillada iyo tan golaha deegaanka ee Galmudug

Waxaa la shaaciyay natiijada doorasho muran iyo buuq badan dhalisay oo ka dhacday deegaannada Galmudug, iyadoo xisbiga JSP uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu qaatay inta badan kuraastii la sheegay in lagu tartamay.

Golaha Wakiillada:

Xisbiga JSP ayaa helay 63 kursi, halka ururka Towfiiq, oo uu hoggaamiyo Sheekh Shaakir, uu helay 12 kursi.Golayaasha Deegaanka:

Xisbiga JSP ayaa ku guuleystay 115 kursi, halka ururka Towfiiq uu helay 49 kursi.

Xisbiga Sheekh Shaakir iyo JSP ayaa ka dhex taagan khilaafkii ugu xoogganaa.

Doorashada ayaa waxaa hareeyay muran iyo dhaliilo ay jeediyeen dhinacyo mucaarad ah, kuwaas oo su’aal geliyay hannaanka loo maray codbixinta iyo hufnaanta geeddi-socodka doorashada markii hore la diidanaa, islamarkaana la sii ogaa natiijadeeda.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 21 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Markab shidaal oo marayay Hormuz ayaa la weeraray

Ururka arrimaha badaha ee UK ee loo ayqaan UKMTO...

Fiqi oo la kulmay wafdi ka socda saraakiil Turkiga ah

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa...

Puntland oo qabatay gaadiid iyo ciidan ka tirsan DF oo galay waqooyiga Gaalkacyo

Maamulka Puntland ayaa saaka kantaroolka waqooyi ee magaalada Gaalkacyo...

KGS oo mamnuucay soo gelinta iyo ka ganacsiga qaadka sharci-darrada ah ee Baydhabo

Maamulka Koofur Galbeed ayaa soo saaray go’aan lagu mamnuucayo...

Maamulka Puntland oo bilaabay laba howlgal oo ka socda buuraha Calmadow iyo xeebaha

Maamulka Puntland ayaa bilaabay laba howlgal oo dhinacyada dhulka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles