Tuesday, August 11, 2026

Guddoomiyaha la doortay ee Golaha shacabka oo khadka Taleefanka kula hadlay Dhiggiisa Dalka Jabuuti

Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur ( Jaamac), oo khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa dalka Jabuuti Dileita Maxamed Dileita ayaa kaga mahadceliyay hambalyada iyo bogaadinta qiimaha leh ee uu ii soo gudbiyey, iyo dareenka walaaltinimo ee uu ila wadaagay.

” Waxaan khadka taleefanka kula hadlay walaalkey, Mudane Dileita Maxamed Dileita, Guddoomiyaha Golaha Qaranka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Jabuuti”.

Xildhibaanada Golaha Shacabka JFS ayaa maanta Cabdiqaadir Maxamed Nuur u doortay guddoomiyaha Golaha Shacabka, kaas oo balan qaaday in uu si cadaallad u hoggaamin doono golaha.

WARARKII KALE

Janan iyo ciidankiisa oo ku biiray Jubbaland iyo DF oo loogu adkaaday Gobolka Gedo

Taliyihii Nabad sugida ee Gobolka Gedo ugu magacownaa DF...

Uganda oo Ciidamada Afrika isugu Keentay Kampala, Soomaaliya iyo AUSSOM oo laga arrinsanayo

Dowladda Uganda ayaa magaalada Kampala ka furtay shir muhiim...

Puntland oo sheegtay in la soo afjaray wejigii koowaad howlgalkii ka socday Mudug

Ciidanka Difaaca Puntland ayaa si rasmi ah u soo...

Xuutiyiinta ayaa gantaallo ku weeraray magaalada Mukha ee Yeman

Ciidamo taabacsan dowladda Yeman ayaa sheegay in xoogagga Xuutiyiintu...

Wasiir Fiqi oo Isbitaalka Madiina ku Booqday Askarta CXDS ee ku Dhaawacmay Weerarkii Gaalkacyo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta...

Cumaan oo sheegtay in ay tallaabo ka qaaddayso xakamaynta saliid ku daadatay xeebaha koonfureed

Dowladda Cumaan ayaa Isniintii sheegtay inay waddo dadaallo lagu...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles