Gawaaridii ugu horreeyay ee gargaar sida oo galay Qasa

Gawaaridii ugu horreeyay ee xamuul ayaa la arkayay iyagoo galaya Qasa saakay, tan iyo intii ay dhaqan-gashay xabbad-joojinta.

Hay’adda cunnada adduunka ee QM ayaa sheegtay in gawaarida ay Qasa ka galeen labo marin: Zikim oo dhanka waqooyi ah iyo Kerem Shalom oo koofurta ah. Gawaari kale oo gargaar sida ayaa iyaguna galay iyagoo maray dhanka Rafax.

Qasa ayaa aad ugu tiirsan gargaar cunto. Toddobaadyadii lasoo dhaafay, keliya 40 gawaari siday gargaar ayaa galay, halka kahor dagaalkana, ilaa 500 oo gawaari gargaar sida ay maalintii tegi jireen. Heshiiska xabbad-joojinta ayaa dhigaya in ilaa 600 oo gawaari gargaar sida ay maalin walba tagaan Qasa.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 15 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

IGAD oo maanta Jabuuti ka furaysa shir looga hadlayo nabadda iyo amniga Geeska Afrika

Shir aan caadi ahayn oo ay yeelanayaan Golaha Wasiirrada...

Trump oo Danjirayaal Cusub u Magacaabay Soomaaliya, Jabuuti iyo Sacuudiga 

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa 14-kii Sebtembar 2026 u...

Cirro oo DF ku eedeeyay in ay dadka Kala qeybisay iyo arrimo xasaasi ah uu ka hadlay

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa sheegay in...

Duqeyn culus oo xalay ka dhacday duleedka Baydhabo

Duqeyn culus ayaa xalay ka dhacday deegaanka Ceel-Muud, oo...

Meleeshiyaad hubeysan oo dad rayid ah laayay iyo faahfaahin ka soo baxaysa

Ugu yaraan 15 qof ayaa lagu dilay weerarro ay...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles