Thursday, June 4, 2026

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Imaaraadka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalka Imaaraadka Sheikh Mohamed bin Zayed Al Nahyan.

Kulankooda oo ka dhacay Qasr Al Bateen ee magaalada Abu Dhabi ayaa labada mas’uul waxay isku dhaafsadeen xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeeya Imaaraadka iyo Soomaaliya, waxaana lagu lafa guray sidii loo xoojin lahaa iskaashiga dhinacyada kala duwan, gaar ahaan dedaallada dhinacyada horumarinta iyo xasilloonida Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa bogaadiyay taageerada joogtada ah ee Imaaraadka Carabta ay ka geystaan horumarinta Soomaaliya, isagoo muujiyay doorka ay ku leeyihiin caawinta shacabka Soomaaliyeed si loo gaaro horumar baaxad leh.

WARARKII KALE

Trump oo sababta uu Iiraan u weeraray ku sheegay dal Jeceyl

Trump oo qararka la anxisiyey ku tilmaamay mid aan...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 04 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

israa’iil oo lagu eedeeyay inay 11 qof ku dishay Qasa

Sida ay sheegeen ilo caafimaad iyo goobjoogayaal, ugu yaraan...

Dowladda Soomaaliya oo digniin culus dirtay

Taliyaha booliiska gobolka Banaadir Mahdi Cumar Muumin oo loo...

Dagaalkii ugu cuslaa oo ka socda Muqdisho

Muqdisho ayaa saaka ku waabariisatay dagaallo culus oo habeenkii...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles