Taliye Sahal oo abaabul dagaal oo ka dhan ah Al-shabaab ka wada degaanka Nuur-dugle

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS Janaraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa abaabul iyo kulamo dagaal waxaa uu ka wadaa deegaano ka tirsan gobolka Shabeelada Dhexe.

Taliye Sahal ayaa waxaa uu dhiirigelin ugu tagay Ciidamada deegaanka ee ku sugan deegaanada  Nuur-dugle ee gobolka Shabeellaha Dhexe, si loo amba qaado dardargelinta dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.

Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa geesiyaashaan kula dardaarmay in ay laba jibbaaraan dagaalka cadowga lagu ciribtirayo ee dalka ka socda gaar ahaan deegaannada Hirshabeelle ,waxaana uu u ballan qaaday in uu ku garab istaagi doono saad iyo saanad kasta oo ay u baahan yihiin.

Gobalka Shabellaha Dhexe xiligaan waxaa ka soconayo howlgalo culus oo maleeshiyaadka Al-shabaab jab lagu gaarsiiyay.

 

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 13 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare ee Soomaaliya oo go’aan ka soo saartay doorashadii ku celiska ahayd ee Galmudug

Qoraal lagu baahiyey barta Faceboog ee Maxkamadda Sare ee...

Ciidamada Jubbaland oo la wareegay xarumihii dowladda ee Beled-Xaawo

Ciidamada Jubaland ayaa si rasmi ah ula wareegay xarumihii...

DFS oo Liiska Qaran ee Cunaqabateynta Maaliyadeed ku dartay Laftagareen iyo Xubno la Xiriira

Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda iyo La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada...

DDS oo markii ugu horreysay faahfaahin ka bixisay ciidamada Soomaaliya ee galay Itoobiya

Dowladda Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa markii ugu horreysay...

Maxkamadda Sare oo qabatay dacwad ka dhan ah dastuurka cusub iyo muddo kororsiga hay’adaha dowladda

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Maxkamadda Sare ee...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles