Taliye Ciidan iyo Askar ka tirsan Puntland oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday dagaal ka dhacay Garoowe

Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in dagaal  u dhexeeyay ciidamada Puntland uu ku dhexmaray kontorool ku yaala Magaaladaasi.

Inta la xaqiijiyey laba askari ayaa ku geeriyootay, halka afar kalana ay ku dhaawacmeen oo uu ku jiro Taliyihii Garoonka Diyaaradaha Garoowe, sida la sheegay, kadib markii israsaaseen ay ku dhexmaray  kaantaroolka bari ee caasimadda Garoowe  ciidanka Booliiska iyo Ciidan kale oo la sheegey in ay ka yimaaddeen gobolka Bari.

Dhaawaca Taliyaha Garoonka diyaaraha Garoowe Axmed Jeego ayaa lagu daaweynayaa mid ka mid ah isbitaalada ku yaala magaaladaasi.

Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay Booliska iyo maamulka Gobolka Nugaal, kaasi oo ku aadan in ay fahfaahin ka bixiyaan sida ay wax u dhaceen.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 13 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare ee Soomaaliya oo go’aan ka soo saartay doorashadii ku celiska ahayd ee Galmudug

Qoraal lagu baahiyey barta Faceboog ee Maxkamadda Sare ee...

Ciidamada Jubbaland oo la wareegay xarumihii dowladda ee Beled-Xaawo

Ciidamada Jubaland ayaa si rasmi ah ula wareegay xarumihii...

DFS oo Liiska Qaran ee Cunaqabateynta Maaliyadeed ku dartay Laftagareen iyo Xubno la Xiriira

Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda iyo La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada...

DDS oo markii ugu horreysay faahfaahin ka bixisay ciidamada Soomaaliya ee galay Itoobiya

Dowladda Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa markii ugu horreysay...

Maxkamadda Sare oo qabatay dacwad ka dhan ah dastuurka cusub iyo muddo kororsiga hay’adaha dowladda

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Maxkamadda Sare ee...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles