Friday, July 17, 2026

Madaxweynaha Hirshabelle oo shir-guddoomiyey kulan looga hadlayey ammaanka guud ee deegaannada Hirshabeelle

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa shir-guddoomiyey kulan looga hadlayey ammaanka guud ee deegaannada Hirshabeelle.

Wasiirka Amniga, Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida iyo Saraakiisha AUSSOM ayaa qeyb ka ahaa kulanka.

Ugu horeyn Madaxweynaha ayaa warbixin ka dhageystay qeybaha wasiirka iyo saraakiisha.

Taliyaha qeybta 5aad ee ciidamada AUSSOM gaar ahaan kuwa Burundi Col. Oscar Hatungiman ayaa sheegay in ay sii xoojinayaan dadaaladooda dhanka nabad-galyada ee sanadihii dambe ay ka wadeen Soomaaliya gaar ahaan Hirshabeelle oo goobo dhowr ah ay ka joogaan.

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ayaa saraakiisha kala hadlay sidii loo adkeyn lahaa amniga, loogana hortagi lahaa dhagarta AS.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 16 07 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Wasiirkii difaaca Jabuuti oo geeriyooday

Wasiirka Gaashaandhigga Jabuuti, Xasan Cumar Maxamed Burhaan, ayaa geeriyooday,...

Aqalka Sare oo u yeeray Wasiir Mukhtaar Roobow iyo eedeymo culus oo lagu haysto

Guddiga Garsoorka, Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka,...

Heshiis is afgarad ah oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Sacuudiga oo la ansixiyay

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay...

Golaha Wasiirrada oo Guddoomiye Cusub u Magacaabay Rugta Ganacsiga

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad leh...

Turkiga oo Adkeeyay Taageerada Soomaaliya iyo Dalalka Kale ee Gobolka

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in dalkiisu...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles