Sunday, March 1, 2026

Askari ku diley Dhuusamareeb sarkaal Boolis ah oo la soo qabtay

Ciidamada Nabad sugida Qaranka ayaa goordhow gacanta kusoo dhigay eedeysane lagu tuhunsan yahay inuu xalay dilay Alle ha u naxariistee Labo Xidigle Xasan Quuri, oo ahaa sarkaal ka tirsan booliska Galmudug.

Ninka loo soo qabtay dilka Sarkaalka ayaa ah askari ka tirsan ciidanka xoogga dalka, waxaana Saraakiisha Booliiska Dhuusamareeb ay sheegeen in ninkaan uu hadda ku socda baaritaan, islamarkaana natiijada baaritaanka ay dib kasoo gudbin doonaa

 

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 28 02 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Iiraan oo farriin u dirtay dalalka Gacanka

Wasiirka arrimaha dibadda ee Iran Cabbaas Araghchi ayaa sheegay...

Isra’iil oo weerar cusub ku qaaday Iran

Isra’iil ayaa bilowday waxa ay ugu yeertay “weerar ka...

Uganda oo shaacisay inay ciidamadeeda kala baxayso Soomaaliya

Taliska ugu sarreeya ciidamada milatariga dalka Uganda ayaa go’aan...

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koofur Afrika

Alle ha u naxariistee, muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi...

Taalibaan oo diyaar u ah wadahadal si loo soo afjaro dagaalka kala dhaxeeya Pakistan

Maamulka Taalibaan ee Afghanistan ayaa sheegay inay diyaar u...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles